| |
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 23 February 2010 |
|
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Fayasal Cali Waraabe ayaa maanta si layaab leh loogu soo dhaweeyay magaalada Hargaysa, kadib markii lagaga hor tagay tuulada Haleeya ee Bariga Hargaysa. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 23 February 2010 |
|
Isbdalka siyaasada iyo saaxada ragu ku loolamaayo ee hadba qorshayaal cusub iyo siyaasado cusub la isku waajahayo. Tartanka wayn ee loogu jiro hanashada shacbiga somaliland ee codkoodu yahay[JAWHARAD IYO DAHAB QAALIYA].
|
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 22 February 2010 |
|
Hargeysa(Nageeyenews) - Fadhi gaar ah oo Golaha deegaanka Caasimada Hargeysa ay maanta ku yeesheen xaruntooda ayay ku ansixiyeen miisaaniyad sanadeedka 2010-ka iyadoo aanay Xildhibaanadu isla meel dhigin kharashaadka Guddida dhaqaalaha ee Golaha deegaanku ay ku baaqeen in laga saaro ee madmadowgu ku jiro. Miisaaniyadan ayaa dhan sida la sheegay 19 Bilyan iyo 600 oo kun oo shilin Sl ah. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 22 February 2010 |
|
Hargeysa(Nageeyenews) - Ciidamada qaranka ee ku sugan jiida hore ee Gobolka Sool ayaa maanta fashiliyay weerar gaadmo ah oo ay ku soo qaadeen maleeshiyo beeleedka Puntland waxaana Ciidamada Somaliland ay baacsadeen maleeshayadaasi. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 22 February 2010 |
|
marka hore waxa aaan jecelahay inaan ka salaamo halkan website-ka nageeyenews iyo suxufiyiintiisa , oo aan leeyahay aad ayaad ugu mahadsantihiin sida fiican ee aad dadka ugu adeegtaan. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 20 February 2010 |
|
Hargeysa(Nageeyenews) - Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanad guuradii 28-aad ee ka soo wareegtay maalintii dhagax-tuurkii Ardayda Magaalada Hargeysa sanadkii 1982-kii ayaa saaka lagu qabtay xarunta Beerta xoriyada ee Magaalada Hargeysa. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 20 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) - Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale ayaa warsaxaafadeed uu caawa soo saaray jawaab kaga bixiyay qoraal maanta lagu baahiyay Wargeyska Saxan saxo ee ka soo baxa Magaalada Hargeysa. Warkaasi oo ku saabsanaa xukuumada oo isku maandhaaftay jawaab laga bixiyo hadal ka soo yeedhay Safiirkii Masar |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 16 February 2010 |
|
Waxaa naxdin ah in maalinta fooda nagu soo haysa ee tarikhdu tahay 14 Febraayo ay dad muslimiina ay xusi doonan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen Roman kii hore!. Waxaan galaynaa meel walba oo ay gaaladu galaan waxaana samaynaynaa wax walba oo ay gaaladu sameeyaan, xataa waxaan la galnay cibaadadoodii iyo xusaskoodii ay ku waynaynayeen dad ama wax ay caabudi jireen. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 16 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa canbaarayn ba'an dusha uga tuuray wasiirka caafimaadka talaabadii uu shaqada kaga caydhiyay dhakhaatiirta |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Tuesday, 16 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) fadhigii golaha guurtida somaliland ee maanta ayaa si habsami ah u qabsoomay ka dib markii uu saddex cisho oo hore u baaqday kooram la'aan iyo cago jiid dhinaca mudanayaasha ah. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 15 February 2010 |
|
dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa dareemo kala duwan ka bixiyay erigii uu dhawaan Wasiirka Wasaarada caafimaadka Somaliland Cabdi Haybe Muxumed uu kula kacay qaar ka mid ah dhakhaatiirtii ka hawl geli jirtay Cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 15 February 2010 |
|
Hargeysa, 15 Feb, 2010 (Ogaal)- Shirguddoonka Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa qoraal ka dhan ah Wasiir ka tirsan Golaha Wasiirada u diray Madaxweyne Rayaale. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Monday, 15 February 2010 |
|
Hargaysa (Nageeyenews) Feb.15, 2010 - Suxufiyiinta shabakadaha wararka Internetka ee Somaliland ayaa si kulul u canbaareeyay qorshe lagaga hor istaagay in ay ka qayb galaan shir caalami ah oo Hay’addaha Qaramada Midoobay, Qaadhaan Bixiyayaasha iyo xukuumada Somaliland uga furmay shalay Hoteelka Ambasador ee Magaalada Hargaysa |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 14 February 2010 |
|

Waxa dhawaan magaalada Hargeysa, ee caasimadda Somaliland safar ku yimid qoraa lagu magacaabo Tristan McConnell, kaas oo la kulmay Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame iyo dad kale oo kala duwan. |
|
Read more...
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 14 February 2010 |
|
 Hargeysa(Nageeyenews):- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Cali Maxamed Warancadde iyo Duqa Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, oo in muddo ah safar ugu maqnaa waddanka Shiinaha ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii ay soo dhamaysteen ujeeddooyinka Safarka ay halkaa ku tageen. |
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 14 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) wasiirka Wasaarada caafimaadka Somaliland Mud. Cabdi Haybe Muxumed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhawaaqyada kala duwan ee ka soo yeedhay dhakhaatiirtii uu dhawaan shaqada ka fadhiisiyay. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 14 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) fadhigii golaha guurtida somaliland ee maanta ayaan qabsoomin ka dib markii uu kooramku u buuxsami waayay mudanayaasha golahaas. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 14 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee laga soo doortay Gobolka Saaxil, ayaa ka dayriyay xaaladda Xabsiga magaalada Berbera ee xarunta Gobolkaas. Waxaanu baaq u jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Rayaale. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Sunday, 14 February 2010 |
|
Hargeysa 14, Feb.2010 (Ogaal)- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadam, ayaa ka hadlay hawsha guddi loo saaray xal-u-helida khilaaf muddooyinkii u dambeeyay ruxay golahaas. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 13 February 2010 |
|
London - qoraal ay soo saareen qurba jooga reer somaliland ee ku kula dhaqan qaaradaha america iyo Yurub ayaa sheegay in ay xooga saarayaan sidii ay wax ula qaban lahaayeen abwaan Xuseen Xirsi Cadib (boon) oo ay xaalad caafimaad daro iyo dhaqaale la'aani ku habsatay |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 13 February 2010 |
|

Wasaarada Qorshaynta Qaranku waa Xubin halbaawle u ah Dawladda iyo Shacbiga reer Somaliland , taas oo leh culayskeeda iyo muhiimadeeda isla markaana tiir dhexaad u ah waxqabadyada iyo hawlaha ha’yadaha caalamiga iyo kuwa maxaliga ah ba, iyadoo Wasaaradda Qorshaynta qaranku soo martay marxalado kala gadisan oo heer walba leh |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 13 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Xoghayaha Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa xukuumada Somaliland uga digay hadalada ka dhanka ah Senator Donald Payne oo uu sheegay in arrintaasi ay waxyeeli karto qadiyada Ictiraaf raadinta Somaliland. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Saturday, 13 February 2010 |
|
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Somaliland Md. Axmed Xaaji Daahir Cilmi ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay Ku Simihii Agaasimihii Guud ee warfaafinta Md. Maxamed Siciid Muxumed iyo Agaasimaha cusub ee todobaadkii hore Madaxweyne Rayaale soo magacaabay Md. Axmed Maxamed Caalin (Tiimbarro). |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Thursday, 11 February 2010 |
|
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan katirsan dowladda Somaliya uu iskusoo dhiibay Xoogaga Hubaysan ee kasoo horjeedo Dowladda Federaalka KMG Somalia. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Thursday, 11 February 2010 |
|

Weftigii Wasiirada ahaa ee ka tirsanaa xukuumada Somaliland ee uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Cabdilaahi Ismaaciil (Cirro) ayaa saaka kormeer ku soo maray xafiisyada dawlada magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaase ay la kulmeen dhammaan xafiisyada iskuduweyaasha wasaaradaha dalka ee gobolkaasi oo albaabadu u xidhnaayeen isla markaana aanay ka socon wax shaqo ahi. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 10 February 2010 |
|
Hargeysa (Nageeyenews) Afhayeenka Komishanka doorashooyinka Somaliland Md. Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) ayaa shaaca ka qaaday in xarunta komishanka doorashooyinku ay ahayd meel baaba' ah oo aanay waxba u kala soconin iyaga ka hor isla markaana ay ku hawlan yihiin sidii ay dadka ugu soo bandhigi lahaayeen waxqabadkooda. |
|
Read more...
|
|
|
Written by N.News editor
|
|
Wednesday, 10 February 2010 |
|
Anagoo ah asxaabta Aqoonyahanka,Suxufiyiinta,Siyaasiyiinta iyo waxgarad-kale waxaanu Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Xillka uu u Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin |
|
Read more...
|
|
| | << Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
| | Results 1 - 42 of 467 |
|
|
|

Radio Nageeye
|
|
Who's Online |
|
We have 3 guests online |
|